Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo taageertay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka banaadir

Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda Afrika midaas oo lagu taageerayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow oo dhawaan xilkaas loo magacaabay. Xafladaas oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal arday ah iyo … Continue reading Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo taageertay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka banaadir